The 2nd National Agri‑Food Investment Summit (NAFIS 2026) Accelerates Investment to Transform Somalia’s Agri‑Food Systems for a Sustainable and Resilient Future Mogadishu, Somalia – August 12, 2026: The Federal Ministry of Agriculture and Irrigation (MoAI), led by H.E. Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), successfully concluded the two-day 2nd National Agri-Food Investment Summit (NAFIS 2026), held at Jazeera Palace Hotel in Mogadishu from August 11–12, 2026. This year’s summit was convened under the theme: “From Commitments to Action: Accelerating Investment to Transform Somalia’s Agri-Food Systems for a Sustainable and Resilient Future’’.
Waxaa maanta maalintii labaad galay Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha 2026, oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta maalgashiga iyo horumarinta wax soosaarka beeraha Soomaaliya.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa saaka soo bandhigtay qorshayaal iyo fursado maalgashi oo loogu talagalay dhiirrigelinta maalgelinta beeraha, kobcinta wax soosaarka gudaha iyo taageeridda beeraleyda Soomaaliyeed. Shirweynaha ayaa sidoo kale fursad u siinaya dowladda, ganacsatada, maalgashadayaasha iyo bah wadaagta horumarinta inay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa maalgashiga iyo horumarinta waaxda beeraha dalka. […]
Ra’iisul Wasaaraha JFS, ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Cuntada oo looga hadlaayo fursadaha maalgashi iyo horumarinta wax soosaarka Beeraha Dalka.

Shirweynahaan ayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, ku soo bandhigtay mashaariic, qorshayaal iyo istaraatiijiyado horumarineed oo lagu kobcinaayo wax soosaarka beeraha, laguna dhiirrigelinayo maalgashiga gaarka loo leeyahay, isla markaana kor loogu qaadaayo Sugnaanta cuntada iyo dhaqaalaha dalka. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiiro kale duwan, maalgashadayaal, ganacsato, beeraley, bangiyo, jaamacado, hay’adaha caalamiga ah iyo daneeyayaal […]
NEWSLETTER
PRESS RELEASE

Somalia Ministry of Agriculture and Irrigation Endorses and Establishes the Somalia Agricultural Youth Association (SAYA)
NEWSLETTER

MONTHLY NEWS LETTER MOAl April 2026
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa si rasmi ah u furay Carwada Qalabka iyo Tiknolojiyadda Beeraha, oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa si rasmi ah u furay Carwada Qalabka iyo Tiknolojiyadda Beeraha, oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Carwadaan ayaa lagu soo bandhigay qalab iyo tiknoolojiyad casri ah oo loogu talagalay horumarinta wax soosaarka beeraha iyo kor u qaadidda tayada iyo wax ku […]
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay madaxa ugu sareeya hey’adda FAO-Somalia iyo qaar ka mid ah masuulin kale ee la socoto.

Masuuliyiintaan ayaa Wasaaradda ku wareejiyay agab xafiiseed kaasoo loogu talagalay Xarunta Hal-abuurka iyo Horumarinta Ganacsiga Beeraha (CIAD), si loo xoojiyo howlaha xarunta iyo taageerada la siiyo dhallinyarada iyo hal-abuurka qaybta beeraha. Hay’adda FAO ayaa door weyn ka qaadatay dhismaha iyo hirgelinta xaruntan, iyada oo ujeedadu tahay in la dhiirrigeliyo hal-abuurka dhalinyarada, la kobciyo ganacsiga beeraha, […]
NEWSLETTER

MOAI MONTHLYNEWSLETTER
NEWSLETTER

MOAI MONTHLYNEWSLETTER
