PNG MOAI
MoAI Loading ...

@MOASomalia, H.E. @Hon_Maareeye is honored to welcome H.E. Salah Ahmed Jama, Deputy Prime Minister of Somalia, to officially launch the Somalia Agriculture Sector Coordination (ASC) during today’s high‑level event in Mogadishu.The ASC was established by the Ministry of Agriculture & Irrigation, in collaboration with FAO and WFP, to serve as Somalia’s primary mechanism for coordinating development, recovery, and durable solutions across the agri‑food system. It strengthens information management, accountability, partner mapping, resource mobilization, and alignment with national priorities, addressing long‑standing inefficiencies, fragmentation, duplication, and overlap of efforts.It is fully aligned with the Agriculture Transformation Strategy (2025–2029) and the National Transformation Plan (NTP‑10), supporting the transition of farmers toward modern mixed‑farming systems that integrate crops, livestock, fisheries, and improved technologies, while promoting greater investment in agribusiness value chains and advancing productivity and climate resilience.

JOINT PRESS RELEASE

Mogadishu, Somalia – April 1st, 2026:   The Federal Ministry of Agriculture and Irrigation (MoAI), in collaboration with FAO and WFP, held a high‑level launch event for the government‑led Agriculture Sector Coordination (ASC) mechanism at the RA International Hotel in Mogadishu, Somalia.

NEWS LETTER FEBRUARY 2026 MONTHLY

14.feb.2026 The Minister of Agriculture and Irrigation of the Federal Republic of Somalia, H.E Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), visited some of the farms in Afgooye district, Where there severe water shortages.The Minister met with local farmers, listening closely to the challenges facing irrigation and impact of water shortages on crop production. Farmers shared their complaints […]

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay xaflad lagu soo xiray Barnaamijka Tababarka Qalabka Casriga ah ee Beeraha, kaas oo iska kaashadeen Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS iyo Shirkadda Gaalooge.

Tababarkaan oo socday 6 bilood ayaa lagu tababaray 30 dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaas oo la baray xirfadaha kaxeynta, dayactirka iyo cilad bixinta cagafyada beeraha. Tababarkan wuxuu muujinayaa iskaashi wax ku ool ah oo u dhexeeya dowladda iyo ganacsiyada gaarka loo leeyahay, kaas oo horseedaya horumar waara iyo kor u qaadista wax soosaarka beeraha. Wasaaradda Beeraha iyo […]

Waxaa si sharaf leh noogu soo idlaaday kulankii qiimaha badnaa ee Weydii Wasiirka Beeraha, kaas oo ay si balaaran uga soo qaybgaleen bulshada beeraleyda, ganacsatada, iskaashatooyinka, ardayda bartada cilmiga beeraha, bulshada rayidka iyo qaar ka mid ah bangiyada.Kulankaan oo ahaa mid furan, ayaa bulshada u suurtageliyay inay su’aalo toos ah weydiiyaan Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).

Wasiirka ayaa uga jawaabay si hufan su’aalihii la xiriiray horumarinta beeraha, fursadaha dhaqaale, siyaasadaha cusub ee kor u qaadaya wax soosaarka gudaha iyo jihada uu dalka u socdo dhanka koboca beeraha iyo kobcinta Shaqaalaha dalka. Intaa waxaa dheer, Wasiirka ayaa balan qaaday in kulamo daah-furnaan ku dhisan oo sidan oo kale ah la badin doono, […]