GalleryWasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa si rasmi ah u furay Carwada Qalabka iyo Tiknolojiyadda Beeraha, oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa si rasmi ah u furay Carwada Qalabka iyo Tiknolojiyadda Beeraha, oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Gallery