Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan
Waaxda Ganacsiga Beeraha iyo Horumarinta Iskaashatooyinka waxa ay soo saartay
warbixinta isbuuclaha ee qiimaha kala iibsiga iyo is-beddelka sicirka dalagyadda ee
suuqyada dalka iyo sicirka dalagyada ee beerta iridkeeda. Warbixintaan waxaa lagu eegayaa
22 dalag oo iskugu jira badar, khudaar iyo miro laga soo aruurshay ilaa 5 suuq oo ku yaalla
Soomaliya. Warbixintaan waxay ku koobantahay 23 -28 Nofeembar 2024.
The 2nd National Agri‑Food Investment Summit (NAFIS 2026) Accelerates Investment to Transform Somalia’s Agri‑Food Systems for a Sustainable and Resilient Future Mogadishu, Somalia – August 12, 2026: The Federal Ministry of Agriculture and Irrigation (MoAI), led by H.E. Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), successfully concluded the two-day 2nd National Agri-Food Investment Summit (NAFIS 2026), held at Jazeera Palace Hotel in Mogadishu from August 11–12, 2026. This year’s summit was convened under the theme: “From Commitments to Action: Accelerating Investment to Transform Somalia’s Agri-Food Systems for a Sustainable and Resilient Future’’.
