MoAI Loading ...

Gallery

Gallery

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay xaflad lagu soo xiray Barnaamijka Tababarka Qalabka Casriga ah ee Beeraha, kaas oo iska kaashadeen Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS iyo Shirkadda Gaalooge.

Tababarkaan oo socday 6 bilood ayaa lagu tababaray 30 dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaas oo la baray xirfadaha kaxeynta, dayactirka iyo cilad bixinta cagafyada beeraha. Tababarkan wuxuu muujinayaa...

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa booqasho ku tagay xarunta shirkadda Gaalooge, Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa soo dhaweeyay Guddoomiyaha Degmada Garasbaaleey iyo madaxda shirkadda Gaalooge.

Wasaaradda iyo shirkadda ayaa kala saxiixdeen heshiis wada-shaqeyn oo lagu xoojinaayo taageerada beeraleyda Soomaaliyeed iyadoo Wasaaradda ballan qaaday inay si dhow ula socon doonto xiriirka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Eng. Maxamed Xasan Cabdulle, ayaa maanta isaga iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ka qayb galay ololaha is-xilqaanka nadaafadda ee ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda.

Ololahan ayaa qayb ka ah dadaallada Wasaaraddu ku horumarinayso bilicda iyo nadaafadda Wasaradda, si loo helo jawi caafimaad leh oo ku habboon adeegga shaqo ee Wasaradda u hayso bulshada. Agaasimaha...

Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Arrimaha Bulshada degmada Balcad, Mudane Axmed Maxamed (Wadaad), ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay wafdi ka socda Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS.

Wafdigaan waxay kormeer ku tageen Warshadda Dharka ee degmada Balcad, xaaladda wabiga, iyo kanaallada waraabka, iyagoo qiimeyn ku sameeyay baahiyaha degdegga ah ee dib-u-habaynta u baahan ee degmada...

Warbixinta Maanta 2-aad

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa booqasho ku tagay xarunta shirkadda Gaalooge, Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa soo...

Warbixinta Maanta 1-aad

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha casriga ah ee loogu talagalay Xarunta Qaranka ee Cilmi baarista Beeraha...