MOA-01
Loading ...

Agasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof Maxamuud maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka weyn ee Demo Day – Food System Challenge Somalia, kaas oo ay isugu yimaadeen dhammaan hay’addaha caalamiga ah ee ka shaqeeya horumarinta cuntada iyo nidaamka cunnada dalka.

Shirkan oo muhiim u ah dadka somaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo bandhigay mashaariic hal-abuur leh oo lagu xallinayo caqabadaha ka jira silsiladda cunnada ee Soomaaliya. Waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda, ganacsato, hay’addo, maal-gashadeyaal, khubaro caalami ah, iyo matalayaal ka socda ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ee dalka. […]

Press Release

PRESS RELEASE Reviewing the Somali Agriculture Riverine Programme (SARP) and Launching the National Agricultural Transformation Strategy

Officially launch the Smart Farming Training for Sustainable Agriculture

@MOASomalia, H.E. @Hon_Maareeye is honored to officially launch the Smart Farming Training for Sustainable Agriculture in partnership with Jamhuriya University of Science and Technology in Mogadishu, Somalia. The 45-day training will empower 50 Somali youth (25 male and 25 female), carefully selected from a highly competitive pool of 776 applicants, to become pioneers of tech-driven […]

War Murtiyeedka Manta

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Cali Maxamed Geedi, ayaa buug taariikhi ah guddoonsiiyay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Mudane Xil.Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).Buugga oo cinwaankiisu yahay “Raadkaygii” ayaa xambaarsan xusuus iyo dhaxal siyaasadeed oo qiimo weyn u leh taariikhda bulshada Soomaaliyeed

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Xadhigga Ka Jaray Haayada Tijaabooyinka SARIS

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray xarunta casriga ah ee tijaabooyinka (Laboratory Complex), taasoo hoos timaadda Hay’adda Kormeerka iyo Diiwaangelinta Wax-soosaarka Beeraha Soomaaliyeed (SARIS). DHAMMAADWixii Faah-faahin ah kala xiriirXafiiska Madaxa Xiriirka iyo WarbaahintaWasaaradda Beeraha iyo Waraabka [email protected], Soomaaliya.

Dhismaha Madal Rasmi ah ee Wada-shaqaynta ee Wasaaradda Beeraha iyo FAO

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (MoAI)iyo Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa yeeshay kulan muhiim ah kaasoo laga doonaayay in lagu dhiso madal rasmi ah oo lagu mideynaayo qorshayaasha, mudnaanta leh iyo mashaariicda la xiriira horumarinta qaybta beeraha ee dalka. Ujeeddada kulanka ayaa ah In la sameeyo hannaan wada-shaqeyn […]

MOAI Report Journal MAY – 2025

H.E. Hamse Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, officially inaugurated the NAFIS summit. National Agri-food Investment Summit (NAFIS) 2025 For more than three decades, Somalia’s agriculture sector has been impacted by economic downturn, insecurity, brain drain, and climate-related shocks. Limited access tofinancing, a lack of interest from local investors, and a […]