MOA-01
Loading ...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha casriga ah ee loogu talagalay Xarunta Qaranka ee Cilmi baarista Beeraha (NARI) oo laga hirgelinaayo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS.

Dhismahaan cusub oo noqonaya xaruntii ugu horreysay ee heer qaran oo si buuxda diiradda u saarta cilmi baarista beeraha, ayaa ka kooban G+2 saddex dabaq, dhismahaan ayaa ka koob aan doono 19 xafiis, 8 shaybaaro casri ah, 2 qayb oo tababar ah, 2 hool oo shaybaar iyo qeyba kale ee taageerada shaqooyinka cilmi baarista.Dhismahan waxaa […]

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane Xil.Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magacaabay hawl-wadeeno dabagal shaqo ah oo lagu amray in ay muddo kooban ku soo diyaariyaan xog dhameystiran oo ku saabsan suuqyada soo dhoofiya khudaarta iyo cuntooyinka dalka.

Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaalka lagu xoojinayo wax-soosaarka gudaha iyo joojinta soo gelista qudaarta iyo cuntooyinka tayadoodu liidato ee si sharci darro ah ku soo gala suuqyada Dalka Soomaaliya. Hawl-wadeenada la magacaabay waxaa lagu amray in ay soo gudbiyaan warbixin faahfaahsan oo ku saabsan sida suuqyada dalka ay ku soo galaan qudaarta iyo cuntooyinka […]

MOAI Report Journal July – 2025

H.E. Hon. Mohamed Abdi Hayir Mareeye had the plea- sure to meet withMr. Liza KAMWITHI, Chief of Office of the International Organization forMigration (IOM Somalia) at the Ministry of Agriculture HQ. During theirdiscussion, they recognized the profound impact of rural-to-urbanmigration on Somalia’s farming systems and rural livelihoods. Theyagreed to work collaboratively to support and empower […]