Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa saaka soo bandhigtay qorshayaal iyo fursado maalgashi oo loogu talagalay dhiirrigelinta maalgelinta beeraha, kobcinta wax soosaarka gudaha iyo taageeridda beeraleyda Soomaaliyeed.
Shirweynaha ayaa sidoo kale fursad u siinaya dowladda, ganacsatada, maalgashadayaasha iyo bah wadaagta horumarinta inay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa maalgashiga iyo horumarinta waaxda beeraha dalka.
DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska Xiriirka iyo Warbaahinta
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS
Call Center:- 507
[email protected]
www.moa.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya.

















