Shirkan oo muhiim u ah dadka somaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo bandhigay mashaariic hal-abuur leh oo lagu xallinayo caqabadaha ka jira silsiladda cunnada ee Soomaaliya. Waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda, ganacsato, hay’addo, maal-gashadeyaal, khubaro caalami ah, iyo matalayaal ka socda ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ee dalka.
DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska Madaxa Xiriirka iyo Warbaahinta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS
Muqdisho, Soomaaliya






