GalleryWasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, ayaa qabatay kulanka sanadlaha ah ee Ban-baxa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, kaas oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda, Wasiir dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxyaha, Madax qeybeedyada, la-taliyeyaasha, iyo Madaxda Mashaariicda Wasaaradda.
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, ayaa qabatay kulanka sanadlaha ah ee Ban-baxa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, kaas oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda, Wasiir dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxyaha, Madax qeybeedyada, la-taliyeyaasha, iyo Madaxda Mashaariicda Wasaaradda. Gallery
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa booqasho ku tagay xarunta shirkadda Gaalooge, Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa soo dhaweeyay Guddoomiyaha Degmada Garasbaaleey iyo madaxda shirkadda Gaalooge. Gallery