Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa si rasmi ah u furay Carwada Qalabka iyo Tiknolojiyadda Beeraha, oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa si rasmi ah u furay Carwada Qalabka iyo Tiknolojiyadda Beeraha, oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Carwadaan ayaa lagu soo bandhigay qalab iyo tiknoolojiyad casri ah oo loogu talagalay horumarinta wax soosaarka beeraha iyo kor u qaadidda tayada iyo wax ku […]