Wasaaradda iyo shirkadda ayaa kala saxiixdeen heshiis wada-shaqeyn oo lagu xoojinaayo taageerada beeraleyda Soomaaliyeed iyadoo Wasaaradda ballan qaaday inay si dhow ula socon doonto xiriirka shirkadda iyo beeraleyda lana xaqiijin doono in beeraley saxda ah ay ka faa’iideystaan adeegyada bangiga horumarinta.
Ugu danbeyntii Wasiirka ayaa gudoonsiiyay shirkadda Gaalooge abaalmarin taasoo ah mid ka mid ah shirkadaha ugu wanaagsan ee qalabka beeraha soo dejisa.
DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska Madaxa Xiriirka iyo Warbaahinta
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS
[email protected]
www.moa.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya.















