Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray xarunta casriga ah ee tijaabooyinka (Laboratory Complex), taasoo hoos timaadda Hay’adda Kormeerka iyo Diiwaangelinta Wax-soosaarka Beeraha Soomaaliyeed (SARIS).
DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska Madaxa Xiriirka iyo Warbaahinta
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS
[email protected]
www.moa.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya.



