Wafdi Sare oo uu hogaaminayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamoud, ayna ka mid ahaayeen Wasiirka
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xil. Mohamed Abdi Hayir-Mareye, Wasiirka Arimaha
Dibedda Xil. Ahmed Moalim Ahmed Fiqi, Safiiradda Soomaaliya ee Yugaandha, iyo
Safiirka Itoobiya ahna uqaabilsanaha Soomaaliya ee Midowga Africa, Agaasimayaal iyo
khuburo ka socotay Wasaaraddaha Beeraha iyo Waraabka iyo Arimaha Dibedda
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa Magaaladda Kampala ee Caasimadda
Yugaandha uga qayb galay Shirka aan caadiga ahayn ee Horumarinta Beeraha Africa
ama Comprehensive African Agriculture Development Program (CAADP)
The 2nd National Agri‑Food Investment Summit (NAFIS 2026) Accelerates Investment to Transform Somalia’s Agri‑Food Systems for a Sustainable and Resilient Future Mogadishu, Somalia – August 12, 2026: The Federal Ministry of Agriculture and Irrigation (MoAI), led by H.E. Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), successfully concluded the two-day 2nd National Agri-Food Investment Summit (NAFIS 2026), held at Jazeera Palace Hotel in Mogadishu from August 11–12, 2026. This year’s summit was convened under the theme: “From Commitments to Action: Accelerating Investment to Transform Somalia’s Agri-Food Systems for a Sustainable and Resilient Future’’.
