War Murtiyeedka Manta

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Cali Maxamed Geedi, ayaa buug taariikhi ah guddoonsiiyay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Mudane Xil.Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).Buugga oo cinwaankiisu yahay “Raadkaygii” ayaa xambaarsan xusuus iyo dhaxal siyaasadeed oo qiimo weyn u leh taariikhda bulshada Soomaaliyeed

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Xadhigga Ka Jaray Haayada Tijaabooyinka SARIS

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray xarunta casriga ah ee tijaabooyinka (Laboratory Complex), taasoo hoos timaadda Hay’adda Kormeerka iyo Diiwaangelinta Wax-soosaarka Beeraha Soomaaliyeed (SARIS). DHAMMAADWixii Faah-faahin ah kala xiriirXafiiska Madaxa Xiriirka iyo WarbaahintaWasaaradda Beeraha iyo Waraabka [email protected], Soomaaliya.

Dhismaha Madal Rasmi ah ee Wada-shaqaynta ee Wasaaradda Beeraha iyo FAO

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (MoAI)iyo Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa yeeshay kulan muhiim ah kaasoo laga doonaayay in lagu dhiso madal rasmi ah oo lagu mideynaayo qorshayaasha, mudnaanta leh iyo mashaariicda la xiriira horumarinta qaybta beeraha ee dalka. Ujeeddada kulanka ayaa ah In la sameeyo hannaan wada-shaqeyn […]

MOAI Report Journal MAY – 2025

H.E. Hamse Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, officially inaugurated the NAFIS summit. National Agri-food Investment Summit (NAFIS) 2025 For more than three decades, Somalia’s agriculture sector has been impacted by economic downturn, insecurity, brain drain, and climate-related shocks. Limited access tofinancing, a lack of interest from local investors, and a […]

COMMUNIQUÉ

Decisions, Commitments and Recommendations from the National Agri-foodInvestment Summit (NAFIS), Mogadishu, Somalia, May 5-6, 2025

ENVIRONMENTAL AND SOCIAL COMMITMENT PLAN (ESCP) FOOD SYSTEMS RESILIENCE PROJECT /ADDITIONAL FINANCING SOMALIA FSRP/ P 177816

ENVIRONMENTAL AND SOCIAL COMMITMENT PLAN The Federal Republic of Somalia (the Recipient) is implementing the Food Systems Resilience Project 3 (theProject), with the involvement of the Ministry of Agriculture and Irrigation (MoAI) at the Federal level andthe Ministry of Livestock, Forestry, and Range (MLFR) and the respective line ministries at the State level ,as set […]

Appraisal Stakeholder Engagement Plan for Additional Finance ( AF) Food Systems Resilience Project (P177816)

Background Somalia has been on a trajectory toward political stabilization and reconstruction. In 2012, a ProvisionalConstitution was adopted, establishing the Federal Government of Somalia (FGS). Following this political transitionand the subsequent establishment of Federal Member States (FMSs), periodic elections since 2012 have beenconducted through representatives and described as relatively peaceful and transitions although faced withchallenges, […]