MOA-01
Loading ...

Our MEDIA TEAM

AMIIRA SHIRE

Head of Media

Dayah Ali

Media Officer

Amiira shire Head of media

Hoggaaminta istaraatiijiyadda warbaahinta

  1. Qorshaynta iyo Hagidda Warbaahinta wasaradda
  2. Xiriirka Saxaafadda
  3. Diyaarinta Wararka iyo Qoraallada Rasmi ah
  4. Maareynta Baraha Bulshada
  5. qabanqaabada iyo  daboolidda dhacdooyinka
  6. La-talinta Hoggaanka Wasaarada
  7. Dhamaan Barmaamijyadda Wasaarada
  8. Abuurka Barnaamijyada Warbaahinta (Program Development)

Dayah Ali Media Officer

Professional  camarman 
 
  1. Sawir-qaadista iyo Duubista Muuqaalada 
  2. Ilaalinta Sumcadda Wasaaradda iyo Maareynta Baraha Bulshada
  3. Hubinta tayada farsamo ee sawirada iyo muuqaallada
    Taageerada Abuurka Barnaamijyada
  4. Diyaarinta war-saxaafadeedka, qoraallada madasha iyo bayaannada muhiimka ah.
  5. Maareynta warbaahinta bulshada 
  6. Qabanqaabada iyo dabagalka wareysiyada telefishinka Wasarada iyo saxaafadda.
  7. Ka shaqeynta sawir qaadista, duubista muuqaalada, iyo diyaarinta content-ka muuqaalka ah.
  8. Dabagalka xogaha warbaahinta (media mo
  9. nitoring) si loo hubiyo sida hay’addu loogu soo bandhigo warbaahinta.
  10. Dhisidda xiriir adag oo joogto ah oo lala yeesho wariyeyaasha iyo warbaahinta loo adeegsado.