Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminaayo Wasiir Wasaaradda Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shir Caalamiga ah ee Wadamada Afrika iyo Ruushka ee Sugnaanta Cuntada, kaas oo qabsoomay 20–21 November 2025 kana dhacay magaalada Addis Ababa, dlaka Itoobiya.
Wasiir Wasaaradda ayaa kulamo gaar ah la yeeshay Ku-xigeenka Wasiirka Beeraha ee Dowladda Ruushka, Mudane Andrey Razin iyo sidoo kale hay’ado iyo maalgeliyeyaal kala duwan oo danaynaaya guud ahaan horumarinta beeraha Soomaaliya.
Wasiir Maareeya ayaa khudbad dheer ka jeediyay madashaas isagoo ku hadlaayay afka Wasiiradda Beeraha Afrika kaasoo lagu naanaysay Wasiirka Beeraha Africa, wuxuuna ku dheeraaday muhiimada ay leedahay iskaashiga saddex-geesoodka ah ee Soomaaliya, Afrika iyo Ruushka, si loo horumariyo madaxbanaanida cuntada loona xoojiyo isbedelka dhanka beeraha ee qaaradda.
———
DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska Madaxa Xiriirka iyo Warbaahinta
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS
[email protected]
www.moa.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya.Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminaayo Wasiir Wasaaradda Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shir Caalamiga ah ee Wadamada Afrika iyo Ruushka ee Sugnaanta Cuntada, kaas oo qabsoomay 20–21 November 2025 kana dhacay magaalada Addis Ababa, dlaka Itoobiya.

Muqdisho, Soomaaliya.Wasiir Wasaaradda ayaa kulamo gaar ah la yeeshay Ku-xigeenka Wasiirka Beeraha ee Dowladda Ruushka, Mudane Andrey Razin iyo sidoo kale hay’ado iyo maalgeliyeyaal kala duwan oo danaynaaya guud ahaan horumarinta beeraha Soomaaliya.
Wasiir Maareeya ayaa khudbad dheer ka jeediyay madashaas isagoo ku hadlaayay afka Wasiiradda Beeraha Afrika kaasoo lagu naanaysay Wasiirka Beeraha Africa, wuxuuna ku dheeraaday muhiimada ay leedahay iskaashiga saddex-geesoodka ah ee Soomaaliya, Afrika iyo Ruushka, si loo horumariyo madaxbanaanida cuntada loona xoojiyo isbedelka dhanka beeraha ee qaaradda.
———
DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska Madaxa Xiriirka iyo Warbaahinta
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS
[email protected]
www.moa.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya.