PNG MOAI
MoAI Loading ...

The 2nd National Agri‑Food Investment Summit (NAFIS 2026) Accelerates Investment to Transform Somalia’s Agri‑Food Systems for a Sustainable and Resilient Future Mogadishu, Somalia – August 12, 2026: The Federal Ministry of Agriculture and Irrigation (MoAI), led by H.E. Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), successfully concluded the two-day 2nd National Agri-Food Investment Summit (NAFIS 2026), held at Jazeera Palace Hotel in Mogadishu from August 11–12, 2026. This year’s summit was convened under the theme: “From Commitments to Action: Accelerating Investment to Transform Somalia’s Agri-Food Systems for a Sustainable and Resilient Future’’.

Waxaa maanta maalintii labaad galay Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha 2026, oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta maalgashiga iyo horumarinta wax soosaarka beeraha Soomaaliya.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa saaka soo bandhigtay qorshayaal iyo fursado maalgashi oo loogu talagalay dhiirrigelinta maalgelinta beeraha, kobcinta wax soosaarka gudaha iyo taageeridda beeraleyda Soomaaliyeed. Shirweynaha ayaa sidoo kale fursad u siinaya dowladda, ganacsatada, maalgashadayaasha iyo bah wadaagta horumarinta inay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa maalgashiga iyo horumarinta waaxda beeraha dalka. […]