Agaasimaha guud eee wasaarada Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Nuur Yuusuf Nuur oo ay wehliyan Masuuliyin kale ayaa Kormeer shaqo ku tagey xaruntii wasaarada beeraha ee degmada Hodan oo ay kasocdan Howlo Nadaafadeed mid dhismo iyo mid Soo Saar Maadama ay wasaradu hirgelisey Xarun lagu tababaro ardeyda iyo beeraleyda soomaliyeed laguna beero qudaarta noocyadeeda kala duwan.
Wasiirka Wasarada Beeraha iyo Waraabka Oo Kormeer Ku tagay Dhismaha xarunta Wasarada Beeraha iyo Waraabka
by admin | Sep 3, 2019 | Uncategorized | 0 comments
