Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS waxay qabanaysaa tababar socon doono mudo 6 maalin ah oo ka bilaaban doonto 26 September ilaa 1 October 2021 oo ku saabsan afar qeybood oo kala ah: Maamulka Iskaashatooyinka Beeraha, Xeerarka Dabagalka iyo Qiimeynta, Waxsoo-saarka Beeraha iyo Maamulka Cayayaanka Beeraha iyo Khasaaraha Goosashada kadib iyo habka helitaanka xogta suuqa.
Tabarka u diyaarinta shaqaalaha Wasaaradaha Beeraha heer DFS iyo heer Maamul Goboleed
by admin | Sep 28, 2021 | Uncategorized | 0 comments
