News Posts

Dood miiisaankeeda aad u sareeya oo heer wasiir ah ayaa haatan ka socoto masraxa Bandhiga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliya 2024, doodaas oo ujeedkeeda yahay “kobcinta iyo qiimaha beeraha wax ka qabashada kaabayaasha, amniga, badbaadada cuntada, iyo helitaanka suuqa, Dooda waxaa garwadeen ka ah Wasiir hore ee Wasaaradda Beeraha & Waraabka, hadane ah Maamulaha Dhaxalreeb, Wasiirka Wasaaradda. Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xil. Cismaan Maxamed Cabdi Daalo, Gudoomiye ku xigeenka Rugta ganacsiga Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxmaan Cabdullahi Galambe.

Read More