Waxaa fursad shaqo oo muhiim ah ay ka banaan tahay Mashruuca Rural Livelihood and Resilience Project waxaana ka banaan National Programme Coordinator Fadlan raac linkiga hoos ku xusan

 

Project Coordinator

83 Responses

  1. Waxan ahay qof muwadin somali ah oo hesta bachalar derge of agri sidokale waxan aqon uleyahay progaramkan sidokle wxan ahay shaqodon. Alle waxan karajenaa in an shaqadan helo. Mhdsndin

  2. I have bachelor of agriculture and enviromental science Somali international University
    I have experience for livelihood and food security

  3. Waxaan ahy arday ku jira barashada ka ganacsiga beraha agribusiness, baraatiko badana heysto waxaana aamin sanhy in aan kasoo bixi karo shaqadaas, marka waxan codsanayaa in fursad leysiiyo mahadsanidin

  4. Magaceygu wa mahad abdullahi Hassan
    Kamid ah dhalinyarada baratay Culuumta beeraha { agriculture } Waxaan ahay shaqsi mudo Ku jiray Sido kale – Waxaan heysta certificates cadeynaya inan training badan an so qatay s.kle qeyb ka ah dhalinyaro fursad ka helay seminars bdn ay qabatay wazaarada beraha & waraabka .

  5. Asc dhaman bahda wasarada beeraha magaceygu waa Abdi Rahiim Mohamed Dirie
    Bartay Agriculture waxan sanadkan ka qalin jabihayaa mid kid ah jamcadaha dalga haysta tababaro aad usareeyo waxan cod sanayaa shaqadan waxana rajeynayaa in kasoo bixikaro

  6. Magaceygu waa farxaan cumar shariif
    Kamid ah dhalinyarada baratay Culuumta beeraha { agriculture } Waxaan ahay shaqsi mudo Ku jiray Sido kale – Waxaan heysta certificates cadeynaya inan training badan an so qatay beeraha afgooye , waxaan leyahay beero yar yar oo iigu yaala galmudug qibrad baan uleeyahya beeraha s.kle qeyb ka ah dhalinyaro fursad ka helay seminars bdn ay qabatay wazaarada beraha & waraabka galmudug . waxan codsanayaa shaqadaas 618885850 . aqoon fican ayan uleyahy progaramkan .

    1. Waxan ahay arday bartay field of agriculture and veterinary , kana sobaxay jamacada University of somalia (uniso) waxan codsanaya boskaaan shaqada ee banana.
      Waxan rajeynaya inad codsigeyga iga so jawabi dontaan.
      Mahadsanidin

  7. Magaceygu waa Ilyaas Muuse Aybakar waxaan ahay shaqsi bartay culuumta beeraha in muddo ahna ku dhex jiray, hadii aan fursad u helo programkaan waxaa rajeynaa in wax badan uga faaideen doonno bulshada iyo qarankaba.

  8. Magaceygu waa abdikadar Abdirahman abdi waxaan ahay aqoonyahan bartay cilmiga beeraha iyo deegaanka in badan nah ka soo shaqeyay arimaha beeraha ilaa hadana si toos iyo si dadban ugu dhex jira waxan jeclahan lahaa fursadaan in jaanis la ii siiyo hdii ay macquul tahay

  9. Magaceygu waa Faysal Barre Saney Waxaan ahay ardayda bartay cilmiga beeraha heystana diploma professional in Agriculture at zamzam university.
    Wax badana ka fahansan ,heystana practical fiican.
    Haddii aan fursad u helo program kan wax badan ayan kusoo kordhin doonaa insha Allah

    1. Waxaan ahay muwaadin ku dhashay, ku barbaaray, waxna ku bartay dalka. Waxaan bartay culuumta beeraha iyo deegaanka. Waxaan aaminsanahay inaa shaqadaan ka soo bixi karo oon aqoonteeda leeyahay, waxaan rajeynaa inaa fursaddan isiisaan si aan ugu adeego bulshadayda. Mahadsanidiin

  10. Magaceygu waa Mahad Ali mohamed
    Bachelor of agriculture in zamzam University.
    Heestana practical fiican .
    Wax badan kafahamsan cilmiga beeraha .
    Haddaan barnamijkan kuguuleesto wax badan ayaan kusoo kordhin doonaa insha Allah

  11. Waxaan ahay muwaadin ku dhashay, ku barbaaray, waxna ku bartay dalka. Waxaan bartay culuumta beeraha iyo deegaanka. Waxaan aaminsanahay inaa shaqadaan ka soo bixi karo oon aqoonteeda leeyahay, waxaan rajeynaa inaa fursaddan isiisaan si aan ugu adeego bulshadayda. Mahadsanidiin

  12. Bismilaah, magacaygu waa Shaafici Cabdi Shire.
    Waxaan ahay aqoonyahan bartay cilmiga beeraha iyo deegaanka( Agriculture and environmental science), in ka badan todobo sano (more than 7 years) na ku soo jiray shaqooyin kala duwan ee beeraha sidoo kalena waxaan darajada labaad (master) ka diyaariyey culuumta maareynta deegaanka iyo waaridiisa (master of Environmental management and sustainability). Waxaan sidoo kale la taliye (consultant) ka soo noqday wasaaradda deegaanka, isbedelka cimilada iyo hormarinta reer miyiga ee Galmudug mashruuca maamulka deegaanka (Environmental governance) ee UNDP iyo hay’ahdda SIDA ay iska fulayaan muddo sanad iyo bar ah.
    Waxaan rajeynayaa in la igu tixgalin doono qibraddeydaas iyo darajooyinkaygaas kala duwan ba idamka alle. Mahadsanidin

  13. Magaceygu waa Abdirashid Mohamud Abukar waxaan ahay aqoonyahan bartay cilmiga beeraha iyo deegaanka(faculty of agriculture and environmental science)in badan nah ka soo shaqeyay arimaha beeraha ilaa hadana si toos iyo si dadban ugu dhex jira waxan jeclahan lahaa fursadaan in jaanis la ii siiyo hdii ay macquul tahay.
    Tell:0612930039

  14. Magaceygu waa maxamed aadan maxamed ku nool mogadisho kuna waxbartay waxan ku dhashay degmada qoryooley waxan ahay bachelor degree agriculture and environmental science jamacada (somali National University ) waxan aaminsanahy hadu ilahey I wafajiyo 100% inan wax ka qaban karo program kan
    Mahadsanid

  15. Waxaan ahay muwaadin soomaaliyeed waxaan xaq uleeyahay in wixii xaq uleeyahay haduu alla qadaro aan soomaalida kale lamid noqdo waxaan aqoon durugsan uleeyahay mashruuca halkaan ku xusan heerkeyga waxbarasho waa bachelor degree faculty of (AGRICULTURE)

  16. Bismillahi, magaceeygu waa Khadar Axmed khaliif. Waxaan ku kalsoonahay aqoonteeyda aan u leeyahay cilmiga Beeraha iyo deegaanka (jaamacadda Camuud). Haddii fursadaan jaanis la”iisiiyo waxaan hubaa in aan sida ugu wanaagsan uga soo bixi karo mahadsanidiin.

  17. Waxan leeyahay Aqoonta beeraha & xoolaha Bachelor oo aan kusoo Qaatay dalka Finland, waxan Soo bartay:
    – Land preparation/ Plantation
    – Farming methodology/ Type of cultivatiion (Modern).
    – Crop Lap/ Test of crop/ animal products.
    – Hay & forage production.
    -Animal husbandry management
    -Agro Machinenary solution.
    – Modern irrigation.
    * Experience:
    2 Years of on job training in Finland
    4 Months of field work in Kenya I have ToT skills.
    Apparently this is relevant to my work & skills I have experience of agriculture worked & trained farmers of lower Shabelle region of Somalia.
    I have capability of modern agriculture and can transform our farmers from old system to the current system of technology.
    I am also good at maintain/ working with the concern parties as a project coordinator.
    Thank you.
    Kind regards.
    Siidali Mohamed.

  18. Asalaama caleykum Waraxmatullah, salaan kadib Magaceygu waa Mohamed Hassan Abdulle. Waxan leyahay khibrad igu filan oo dhanka beeraha ah
    Experience
    Waxan ka soo shaqeeyay si volunteer ah project ku saabsan Horumarinta abuurka deegaanka
    Waxan ka soo shaqeeyay si volunteer ah mashruuc ku saabsan is barbardhigo saddex nooc oo bariis ah
    Waxan in badan ka soo shaqeeyay wax soo saarka beeraha
    Waxaan khibrad u leeyahay hab-nololeedka iyo sugnaanta cuntada

  19. bismi laah
    magacaygo mohamed ahmed
    jooga muqdisho wxaaan ahy arday bartay culuumta xisaaabaadka waxaan diyaar u ahy shaqo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *