A Country Report on Agriculture in Somalia June 2024 (1)

62 Responses

  1. Waxaan daneeyaa oon aad u jeclahay beeraha waxaan jeclaan lahaa in aan wasaaradda ka helno taageero iyo in ay na dhiirra-galiso

    1. Waxan salamaa bahda wasarada beeraha
      iyo wababka XFS salan Ka dib waxan rabaa inaan bogaadiyo dadaalka ay wado wasarada Tan iyo bilowgii Xukumadda Dan-Qaran.

      Waxan Ka mid ahay beeraleyda soomaliyeed wasarada waxan Ka codsanaa inay garab iga siiso arimha waraabka Waayo deegankan wabi malahan.
      MAHADSINIDIIN DHAMAAN

      Wasarada Beeraha iyo warabka waa la dagaalanka Saboolnimada soomaliya. ✅✅✅

  2. Asc salaan ka dib waxaa rabaa in aan barto cilmiga beeraha nooc kasto yahay waxaa ka codsanayaa wasaaradda beeraha in igala shaqeeyso Arinkan please.

  3. Beeraha waa lafdhabarta noolasha, wasaarada iyo bahweynta beeralayda waxaan u soo jeedinayaa in ay u bedelaan beeraha habka casriga ayadoo la adeegsanayo laguna faa ideysanayo tiknoolajiyada (technology) si loo helo cuno iyo daagsi ku filan guud ahaan soomaaliya.

  4. asc waxaan ahay arday dhameeyay dugsiga sare sanadkaan f4
    waxaan rabaa in aan Barto cilmiga beeraha sido kale waxaan leenahay beer
    ayka baxaan qudarta yar yar
    mana heysano wax na caawiya Allah Moyer
    waxaan ka codsanayaa wasaarada beeraha somaliya in ay naga caawiso barashada cilmiga beeraha iyo haday dhanka beerta naga cawinkarto

  5. Waxaan daneynayaa inan inan mal gashto greenhouse mal maha soo scoda insha allah waxaan jeclaan lahaa inan madasha kasoo qeyb galo saan wax un talo ah uga faaido mahad sanidiin

  6. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waxan Salaamayaa Bahda Wasrada Beraha Iyo Waraabka Anigu Waxan Haystaa 10 Boos Oo Ku Yaala Caynaba Somaliya

    Waxan U Baahanay In Layga Sameeyo Beer Halkudhigii Wasiirka Ee Ahaa Booskaga Beer Ka Samayso Ayaan Rabaa In Lay Hirgaliyo

    Waa Mahdsantihin

  7. Asc salaan ka dib waxaa rabaa in aan barto cilmiga beeraha nooc kasto yahay waxaa ka codsanayaa wasaaradda beeraha in igala shaqeeyso Arinkan please.

  8. great put up, very informative I ponder why the opposite experts of this sector don’t notice this You must continue your writing I’m confident, you’ve a huge readers’ base already!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *