Wasaaradda Baaraha iyo Waraabka XFS waxa ay soo bandhigeysaa fursad shaqo oo ka banaan Mashruuca Rural Livelihood and Resilience Project fadlan haddii aad macluumaad dheeraad ah u baahantahay raac Linkiga hoose.

 

Finance Controller

 

 

77 Responses

  1. I have Financial expereince over Seven years . I believe that i am suitable in this position and you will not regret if you select me

  2. Magaca= Khadar Abdulahi mohamud
    ku = WASAARADA BEERAHA IYO WARAABKA SOOMALIYA.
    ●Kunool =Muqdisho.
    ●Jaamacada= UNIVERSITY OF SOMALIA UNISO.
    ● shahaadada= bacholar degree continue.
    ●Candidate Master of Enviromental science
    I hope to win to apart the winners of this chance allowed to join the adult or the guvenaly of somalia

  3. Magaca muktar ali Al ahmeh
    Ku wasaarada beeraha iyo waraabka
    Ku nool mogdisho
    Wasaarada ugu tixgalin badan
    Dhaliyarada somaaliyeed qaab aqoon ku saleeysan oo 4.5 aheen
    Waxaana jeclahy in aan kasoo bixi karo shaqadaan insha allah

  4. bismilaah
    magacaygu waaa mohamed ahmed yaasiin
    waxaan kunoolahy muqdisho gaaar ahaan dagmada hodan
    waxaaan ahy arday dhigta jamacada jumhuuriya university
    waxaaan bartaaa kulyada ecom gaar ahaan accounting sidookale computer waaan barty waxaan diyar u ahy shaqo

  5. Sir/madam my name is Abdifatah mohamed I graduated bachelor of public health in university of somalia in 2021 and also graduated diploma computer science in the university above the mention and I have a member working as volunteer ministry of livestock forestry and range so I requesting you to except my applications and select that opportunity.
    Thank you 🙏🏻

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *