Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS ayaa ku booriyay ka qeyb galayaasha tababarka inay si wanaagsan uga qeyb qaataan tababarka kana faa’ideystaan isla markaana u gudbiyaan aqoonta iyo cilmiga ay ka kororsadaan Iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ee ka tacbo beeraha Maamul Goboleedyada ay ka yimaaadeen si ay u hor-mariyaan Waxsoo saarka Beeraha Dalka.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS ayaa ku booriyay ka qeyb galayaasha tababarka inay si wanaagsan uga qeyb qaataan tababarka kana faa’ideystaan
by admin | Sep 8, 2021 | Uncategorized | 0 comments
