Somali Monthly Agriculture Report   june 2024

Update A Country Report on Agriculture in Somalia

13 Responses

  1. gmada afgoye waxay baahi u qabta cawimad dhinac beraha gar ahn beraleyda waxay rbaan maal galin iyo in cilmiga beraha si qoto dheer loo baro hada la tagan yahy dagmada afgoye bereheda wax so saarka wuu hoose
    🟩xaga tomatos wliba qimaha tamad hada wuuu sareyaa [[ midane waziir {anigo ardey jamacad dhameyay jooga afgoye jamacada ka baxayn wa camuud universal qeybteed crop production

  2. Dagmada buula buurte gaar ahaan deganka jameeco shiin
    Waxan baahi uqabnaa cawinad in beeraha biyaha laka saaro
    dhibka kajiraa waxey thy fatahad kastoo dhacda beerha 1 sano kamil ah in biyaha beraha ku jiraan waxan ahay arday nasadkan ka qalib jabiyay jamacada dalka
    FOOD AID ON CROP PRODUCT

  3. Magaceyga waa muuse Abdulle Yuusuf waxaan ahay Arday barta kuliyada beeraha tasoo aan u doortay marka hore in aan ahay beeraley kunool tuullo ladhoho banaaney Ee hoos timaada D/jowhar Runtii waxa aan aad oogu baahi qawaa qalab iga caawiya wax soo saarka beerteyda si aan ugu dhaweyo hadafka aan ka leeyahay waxsoo saarka iyo hiigsigeyga waxbarasho Ee aan leeyahay mustaqbalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *