Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Xildhiban Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa saaka kormeer kutagay  halka ayka so Galaan gadiiidka beeralayda ee sida Qudaarta Wasiirka ayaa Waraystay una kuurgalay xalada beeralayda.

Wasiirku Waxa uu ubalan qaaday beeralayda inay helaan dagdasiimo hufan oo amaankuna qayb ka yahy

 

https://www.facebook.com/share/v/Tvtoc3t797o1qx4G/?mibextid=4rjikB

2 Responses

  1. Waxaan ku baraarujin lahaa wasaradda newsletter keeda in ay noosoo gudbiyaan fadhiyada ama training ka lasiiyo beeralayda iyo habka ay wasaarada u caawiso beeralayda Somaliyeed.
    Wasaarada waxaan kaloo ku talin lahaa in ay soo gudbiyaan waxqabadka beeralayda Somaliyeed so loogu mahad celiyo.
    Mahadsanidiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *