by Mohamed Abdulahi | Oct 2, 2022 | Uncategorized
Garowe Oct-02-2022 – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) Iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maantay safar shaqo ku gaarey magaalada Garoowe, waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Wasiirka Beeraha iyo...