+252613366697 info@moa.gov.so
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Saciid Xuseen Ciid, waxuu maanta dhagax dhig u sameeyay dhismihii lixaad ee laga dhisayo Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Saciid Xuseen Ciid, waxuu maanta dhagax dhig u sameeyay dhismihii lixaad ee laga dhisayo Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Saciid Xuseen Ciid, waxuu maanta dhagax dhig u sameeyay dhismihii lixaad ee laga dhisayo Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, waxuu ka koobnaan doonaa dhismaha laba biyaano, dhismo bakhaar ah iyo...